Qaabka este diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago Isku diiwan galinaya facebook ama Google.
-Darawalka Sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu Sugaya Inta Laga, astfel aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu Rabo în La geeyo, kadib ayuu Arki doona masaafada lagu Tagi Karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u Rabo inuu RAACO hadii ay on-line yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka uğu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan în La diiday ama în la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u suganyahy ku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah în darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah în darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo RAACO gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki doona jidka u ku socdo Iyo sida uğu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-uğu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, Sido varza creata la mijlocul walba kan gulii ayuu qiimeen ku Samen doona safarka ku ay întîi WADA jireen.